速報APP / 圖書與參考資源 / Murti iyo Maahmaahyo

Murti iyo Maahmaahyo

價格:免費

更新日期:2017-05-02

檔案大小:7.5M

目前版本:1.7

版本需求:Android 4.0 以上版本

官方網站:mailto:Hindisow@gmail.com

Murti iyo Maahmaahyo(圖1)-速報App

Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa murti iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo badan oo kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, iyo waliba Sheekooyin runtii barnaamijka waqti badan ayaa la galiyey si uu dhamaystirnaan iyo baahsanaanba ay ugu dhamaato. waxaana ku dadaalnaa in mar walba barnaamijka murtiyo iyo maahmaahyo cusub aan kusoo kordhino . FADLAN hadii aad wax cusub nagu soo kor dhinaysid ,ama fiiro gaaraa leedahay noogu soo dir E-MAIL-ka, hoos ku xusan

Murti iyo Maahmaahyo(圖2)-速報App

Murti iyo Maahmaahyo(圖3)-速報App

Murti iyo Maahmaahyo(圖4)-速報App